Xaakinnada 20:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Rabbigu reer Benyaamiin ku laayay reer binu Israa'iil hortooda; oo maalintaas reer binu Israa'iil waxay reer Benyaamiin ka baabbi'iyeen shan iyo labaatan kun iyo boqol nin oo wada seefqaad ah.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:29-39