Xaakinnada 20:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa Gibecaah hor yimid toban kun oo nin oo laga soo doortay reer binu Israa'iil oo dhan, oo dagaalkiina aad iyo aad buu u sii kululaaday; laakiinse ma ay ogayn in belaayo ku soo dhow dahay.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:32-39