Xaakinnada 20:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed reer Benyaamiin waxay arkeen in la jebiyey, waayo, reer binu Israa'iil waxay meel u banneeyeen reer Benyaamiin, maxaa yeelay, waxay isku halleeyeen raggii qarsoonaa ee ay Gibecaah gaadmada u geliyeen.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:34-43