Xaakinnada 19:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa sayidkeedii kacay aroortii, oo albaabbadii guriga furay, oo inuu tago ayuu dibadda ugu soo baxay; oo bal eeg, naagtiisii addoonta ahayd waxay ku dhacday guriga iriddiisa, oo gacmaheeduna waxay saarnaayeen marinka.

Xaakinnada 19

Xaakinnada 19:26-30