Xaakinnada 19:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa naagtii timid markii waagu soo kaahay, oo waxay ku dhacday albaabkii ninkii gurigiisa oo uu sayidkeedii joogay, ilaa ay iftiin noqotay.

Xaakinnada 19

Xaakinnada 19:20-30