Xaakinnada 19:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu iyadii ku yidhi, Naa bal kac, oo ina keen aan tagnee; laakiinse cidna uma ay jawaabin; markaasuu dameerkiisii saaray, oo meeshiisii u kacay.

Xaakinnada 19

Xaakinnada 19:21-29