Xaakinnada 18:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay la tageen wixii Miikaah sameeyey, iyo wadaadkiisii, markaasay yimaadeen Layish, iyo dad xasilloon oo ammaan u fadhiya, oo waxay ku laayeen seef; oo magaaladiina dab bay ku gubeen.

Xaakinnada 18

Xaakinnada 18:22-31