Xaakinnada 18:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo badbaadiyena ma ay lahayn, maxaa yeelay, Siidoon way ka fogayd, oo ninnaba lama ay macaamiloon jirin; oo waxay ku tiil dooxada u dhow Beytrexob. Oo iyana intay magaaladii dhiseen ayay degeen.

Xaakinnada 18

Xaakinnada 18:19-31