Xaakinnada 18:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay reer Daan iska tageen. Oo Miikaahna markuu arkay inay aad uga xoog badan yihiin ayuu iska noqday oo gurigiisii tegey.

Xaakinnada 18

Xaakinnada 18:18-28