Xaakinnada 18:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay reer Daan ku yidhaahdeen, War hoy, codkaaga yaan dhexdayada laga maqlin, waaba intaasoo ay ragga cadhaysanu ku dilaan, oo aad weydaa naftaada iyo nafta reerkaagaba.

Xaakinnada 18

Xaakinnada 18:16-31