Xaakinnada 16:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkiina markay isagii arkeen ayay ilaahood ammaaneen; waayo, waxay yidhaahdeen, Ilaaheen wuxuu gacanteenna soo geliyey kii ahaa cadowgeennii iyo kii dalkeenna baabbi'in jiray oo layn jiray kuwo badan oo inaga mid ah.

Xaakinnada 16

Xaakinnada 16:14-31