Xaakinnada 16:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii qalbigoodii farxay ayay yidhaahdeen, Samsoon u yeedha ha noo cayaaree. Markaasay Samsoon xabsigii uga yeedheen, oo hortooduu ku cayaaray. Kolkaasay waxay isagii taageen tiirarkii dhexdooda.

Xaakinnada 16

Xaakinnada 16:21-28