Xaakinnada 16:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay amiirradii reer Falastiin isu soo urursadeen inay allabari weyn u bixiyaan ilaahood oo ahaa Daagoon, iyo inay reyreeyaan; waayo, waxay isku yidhaahdeen, Cadowgeennii Samsoon ahaa waxaa gacanteenna soo geliyey ilaaheen.

Xaakinnada 16

Xaakinnada 16:16-24