Xaakinnada 13:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa jiray nin reer Sorcaah ah, oo jilibkiisuna ahaa reer Daan, magiciisana waxaa la odhan jiray Maanoo'ax, oo naagtiisuna madhalays bay ahayd, oo ma ay dhali jirin.

Xaakinnada 13

Xaakinnada 13:1-4