Xaakinnada 13:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer binu Israa'iilna waxay haddana sameeyeen wax Rabbiga hortiisa ku xun, markaasaa Rabbigu gacanta u geliyey reer Falastiin intii afartan sannadood ah.

Xaakinnada 13

Xaakinnada 13:1-6