Xaakinnada 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay malaa'igtii Rabbigu naagtii u muuqatay, oo ku tidhi, Bal eeg, haatan waxaad tahay madhalays, oo waxba ma aad dhashid; laakiinse waad uuraysan doontaa, oo waxaad dhali doontaa wiil.

Xaakinnada 13

Xaakinnada 13:1-6