Tirintii 23:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu isagii geeyey berrinkii Sofiim xagga Buur Fisgaah dhaladeeda, oo halkaasuu ka dhisay toddoba meelood oo allabari, oo meel kasta wuxuu ku dul bixiyey dibi iyo wan.

Tirintii 23

Tirintii 23:12-18