Tirintii 23:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasuu Baalaaq ku yidhi, Halkan allabarigaaga la gubo ag istaag intaan Rabbiga xaggaas shishe kaga hor tegayo.

Tirintii 23

Tirintii 23:12-18