Tirintii 23:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Baalaaq isagii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, Kaalay, oo meel kale ii raac inaad halkaas iyaga ka aragtid. Waxaad arki doontaa darafkooda, oo kulligood ma arki doontid; haddaba halkaas iiga habaar.

Tirintii 23

Tirintii 23:11-17