Taariikhdii Labaad 9:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkiina geedihii almuugga ahaa ayuu gurigii Rabbiga iyo gurigii boqorkaba uga dhigay jaranjarooyin, oo wuxuu kaloo nimankii gabayaaga ahaa uga sameeyey kataarado iyo shareerado, oo waxaasoo kalena hore looguma arag dalka Yahuudah.

Taariikhdii Labaad 9

Taariikhdii Labaad 9:2-18