Taariikhdii Labaad 9:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Boqor Sulaymaanna wuxuu boqoraddii Shebaa siiyey wax alla wixii ay doonaysay oo dhan oo ay weyddiisatay, iyo weliba wax ka sii badan wixii ay boqorka u keentay. Markaasay noqotay oo dalkeedii tagtay iyada iyo addoommadeediiba.

Taariikhdii Labaad 9

Taariikhdii Labaad 9:5-15