Taariikhdii Labaad 9:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Xuuraam addoommadiisii iyo Sulaymaan addoommadiisii oo Oofir dahab ka keenay, waxay kaloo keeneen geedo almuug ah iyo dhagaxyo qaali ah.

Taariikhdii Labaad 9

Taariikhdii Labaad 9:8-13