Taariikhdii Labaad 6:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hadday dalka ka dhacaan abaar, ama belaayo cudur ah, ama beera-engeeg, ama caariyaysi, ama ayax, ama diir, ama haddii cadaawayaashoodu ay ku hareereeyaan dalkooda magaalooyinkiisa, belaayo kasta iyo cudur kastaba ha ahaadee,

Taariikhdii Labaad 6

Taariikhdii Labaad 6:27-37