Taariikhdii Labaad 6:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kolkaas haddii nin kastaaba amase dadkaaga reer binu Israa'iil oo dhammu ay tukadaan oo baryootamaan, oo nin kastaba ogaado belaayadiisa iyo murugtiisa, oo uu gacmaha u soo fidiyo gurigan xaggiisa,

Taariikhdii Labaad 6

Taariikhdii Labaad 6:21-38