Taariikhdii Labaad 6:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

de markaas samada ka maqal, oo dembiga ka cafi addoommadaada iyo dadkaaga reer binu Israa'iil, markaad bartid jidka wanaagsan ee waajibka ku ah inay ku socdaan, oo roob u soo dir dalkaaga aad dadkaaga dhaxal ahaan u siisay.

Taariikhdii Labaad 6

Taariikhdii Labaad 6:26-30