Taariikhdii Labaad 36:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa boqorkii Masar wuxuu dalkii Yahuudah iyo Yeruusaalemba boqor uga dhigay walaalkiis Elyaaqiim, oo magiciisiina wuxuu u beddelay Yehooyaaqiim. Oo walaalkiis Yoo'aaxaasna Nekoo wuxuu u kaxaystay dalkii Masar.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:1-7