Taariikhdii Labaad 36:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii Masar Yeruusaalem kaga dejiyey carshigiisii, oo dalkiina wuxuu saaray baad ah boqol talanti oo lacag ah iyo talanti dahab ah.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:1-8