Taariikhdii Labaad 36:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yehooyaaqiimna markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalemna wuxuu boqor ku ahaa kow iyo toban sannadood, oo isna wuxuu sameeyey wax shar ku ah Rabbiga Ilaahiisa ah hortiisa.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:2-8