Taariikhdii Labaad 36:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yoo'aaxaasna markuu boqor noqday wuxuu jiray saddex iyo labaatan sannadood, oo intii saddex bilood ah ayuu Yeruusaalem boqor ku ahaa.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:1-5