Taariikhdii Labaad 32:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xoog yeesha oo aad u dhiirranaada, ha ka cabsanina, hana ka qalbi jabina boqorka Ashuur ama ciidanka faraha badan oo isaga la socda, maxaa yeelay, waxaa inala jira kuwa ka badan kuwa isaga la jira.

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:1-16