Taariikhdii Labaad 32:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaga waxaa la jira binu-aadmi, laakiinse innaga waxaa inala jira oo ina caawiya oo dagaalladeenna inoo dirira Rabbiga Ilaaheenna ah. Oo dadkiina waxay isku halleeyeen erayadii Xisqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah.

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:1-14