Taariikhdii Labaad 32:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taladii dadkana wuu u dhiibay saraakiil dagaalka yaqaan, oo dhammaantoodna wuxuu ku soo wada urursaday meeshii bannaanayd oo magaalada iriddeeda u dhowayd, wuuna dhiirrigeliyey oo ku yidhi,

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:1-13