Taariikhdii Labaad 32:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu isdhiirrigeliyey, oo dhisay derbigii dunsanaa oo dhan, oo kor u gaadhsiiyey tan iyo munaaradihii, wuxuuna dhisay derbi kaloo dibadda ah, oo xoogeeyey Millo oo ku dhex tiil magaaladii Daa'uud, oo sameeyey hub dagaal iyo gaashaammo faro badan.

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:1-8