Taariikhdii Labaad 32:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas aawadeed waxaa isu soo ururay dad badan, wayna wada awdeen ilihii biyaha ahaa oo dhan iyo durdurkii waddanka dhex mari jiray, oo waxay isyidhaahdeen, Bal boqorrada dalka Ashuur intay yimaadaan maxay biyo badan u helayaan?

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:1-9