Taariikhdii Labaad 31:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddiiba mar alla markii amarkii soo baxay ayaa dadkii Israa'iil bixiyeen wax faro badan oo ah midhihii dhulka ugu horreeyey, oo ah hadhuudh, iyo khamri, iyo saliid, iyo malab, iyo wixii dhulka ka baxay oo dhan, oo wax kasta toban meelood meel ayay si badan u keeneen.

Taariikhdii Labaad 31

Taariikhdii Labaad 31:2-12