Taariikhdii Labaad 31:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii Israa'iil iyo dadkii Yahuudah oo degganaa magaalooyinkii dalka Yahuudah, iyaguna waxay toban meelood meel ka keeneen lo'da iyo idaha, iyo weliba alaabtii la soocay oo quduuska looga dhigay Rabbiga Ilaahooda ah, wayna iskor tuuleen.

Taariikhdii Labaad 31

Taariikhdii Labaad 31:3-12