Taariikhdii Labaad 31:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba dadkii Yeruusaalem degganaana wuxuu ku amray inay wadaaddada iyo kuwa reer Laawiba siiyaan qaybtoodii, si ay ugu xoogaystaan sharciga Rabbiga.

Taariikhdii Labaad 31

Taariikhdii Labaad 31:1-11