Taariikhdii Labaad 30:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo shirkii dadkii Yahuudah oo dhan iyo wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi, iyo shirkii dalka Israa'iil ka yimid oo dhan, iyo shisheeyayaashii dalka Israa'iil ka yimid oo dalka Yahuudah degganaaba way wada reyreeyeen.

Taariikhdii Labaad 30

Taariikhdii Labaad 30:19-26