Taariikhdii Labaad 30:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yeruusaalem waxaa jirtay farxad weyn, waayo, taasoo kale kama ay dhicin Yeruusaalem tan iyo wakhtigii Sulaymaan ina Daa'uud uu boqor dalka Israa'iil ka ahaa.

Taariikhdii Labaad 30

Taariikhdii Labaad 30:17-26