Taariikhdii Labaad 30:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Xisqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah wuxuu shirkii u siiyey inay qurbaan ka dhigtaan kun dibi iyo toddoba kun oo ido ah, oo amiirradiina waxay shirkii siiyeen kun dibi iyo toban kun oo ido ah, oo wadaaddo tiro badanuna way isdaahiriyeen.

Taariikhdii Labaad 30

Taariikhdii Labaad 30:21-26