Taariikhdii Labaad 29:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taas daraaddeed ayaa cadhada Rabbigu ugu soo degtay dadka Yahuudah iyo Yeruusaalemba, oo Rabbiguna wuxuu iyagii geliyey rabshad iyo in laga yaabo oo lagu foodhyo, sida aad idinkuba indhihiinna ugu aragtaan.

Taariikhdii Labaad 29

Taariikhdii Labaad 29:7-16