Taariikhdii Labaad 29:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxay xidheen albaabbadii balbalada, oo laambadihiina way demiyeen, oo Ilaaha reer binu Israa'iilna meeshii quduuska ahayd foox uguma ay shidin, oo qurbaanno la gubona uguma ay bixin.

Taariikhdii Labaad 29

Taariikhdii Labaad 29:4-17