Taariikhdii Labaad 27:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yootamna markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalem ayuu boqor ku ahaa lix iyo toban sannadood, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Yeruushaah ina Saadooq.

Taariikhdii Labaad 27

Taariikhdii Labaad 27:1-9