Taariikhdii Labaad 26:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Cusiyaah wuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa awowayaashiis lagula aasay berrinkii xabaalaha oo ay boqorradu lahaayeen, waayo, waxay isyidhaahdeen, Isagu waa barasle, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiis Yootam.

Taariikhdii Labaad 26

Taariikhdii Labaad 26:18-23