Taariikhdii Labaad 27:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa ku qumman, oo wuxuu wada yeelay sidii aabbihiis Cusiyaah yeelay oo kale. Habase yeeshee ma uu gelin macbudkii Rabbiga, oo dadkiina weliba way sii xumaadeen.

Taariikhdii Labaad 27

Taariikhdii Labaad 27:1-9