Taariikhdii Labaad 25:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Amasyaah soocay ciidankii isaga dalka reer Efrayim uga yimid, si ay dalkoodii ugu noqdaan; sidaas daraaddeed aad bay dadkii Yahuudah ugu cadhoodeen, oo waxay dib ugu noqdeen dalkoodii iyagoo aad u xanaaqsan.

Taariikhdii Labaad 25

Taariikhdii Labaad 25:1-18