Taariikhdii Labaad 25:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Amasyaah isdhiirrigeliyey, oo wuxuu hor kacay dadkiisii, oo tegey xagga Dooxadii Cusbada, oo reer Seciir ayuu ka laayay toban kun oo qof.

Taariikhdii Labaad 25

Taariikhdii Labaad 25:3-18