Taariikhdii Labaad 25:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Amasyaah wuxuu ku yidhi ninkii Ilaah, Haddaba sidee baannu ka yeelaynaa boqolkii talanti oo aan siiyey ciidanka Israa'iil? Kolkaasaa ninkii Ilaah u jawaabay oo ku yidhi, Rabbigu wuu awoodaa inuu ku siiyo wax intaas ka sii badan.

Taariikhdii Labaad 25

Taariikhdii Labaad 25:1-11