Taariikhdii Labaad 24:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwii isaga sirqoolka u dhigayna waxay ahaayeen Saabaad oo ay dhashay Shimcaad oo ahayd reer Cammoon, iyo Yehoosaabaad oo ay dhashay Shimriid oo ahayd reer Moo'aab.

Taariikhdii Labaad 24

Taariikhdii Labaad 24:16-27