Taariikhdii Labaad 24:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba xaalkii wiilashiisa, iyo culaabtii weynayd ee korkiisa saarnayd, iyo siduu gurigii Ilaah mar dambe u dhisayba, bal eeg waxay ku wada qoran yihiin kitaabkii boqorrada. Oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Amasyaah.

Taariikhdii Labaad 24

Taariikhdii Labaad 24:24-27